Ku soo dhawoow Sahal Crypto
Waxaan nahay koox khubaro ah oo ku takhasustay
maalgashiga iyo waxbarashada suuqyada crypto.
Waxaan kaa caawinaynaa inaad fahanto,
maalgashato, oo aad horumariso aqoontaada
Wax badan naga ogow:
Waxaan diiradda saarnaa baridda fahamka
Blockchain, maalgashiga Bitcoin, Altcoins, iyo
isticmaalka wallet-yada si ammaan ah
Hadafkayagu waa inaan abuurno bulsho Soomaali
ah oo si wacan u fahamsan fursadaha crypto





