Ku saabsan Sahal Crypto
SahalCrypto.online waa blog Soomaaliyeed oo diiradda saaraya fahamka, barashada, iyo dhiirigelinta isticmaalka lacagaha dijitaalka ah (cryptocurrency). Ujeeddadeennu waa inaan bulshada Soomaaliyeed siino xog sax ah, la fahmi karo, oo casri ah oo kusaabsan Bitcoin, Blockchain, iyo guud ahaan dhaqaalaha dhijitaalka ah.
Waxaan aaminsanahay in mustaqbalka dhaqaalaha uu noqon doono mid dhijitaal ah, waxaana doonaynaa in qof walba uu helo fursad uu ku fahmo kana faa’iidaysto horumarkaas. Waxaan soo bandhignaa maqaal xul ah, talooyin, warbixino iyo casharro si fudud loo fahmi karo.
Himiladeenna:
- Inaan sare u qaadno wacyiga bulshada ee ku aaddan cryptocurrencies.
- Inaan bixinno xog iyo aqoon tayo leh oo dadka ka caawisa go’aan qaadasho sax ah.
- Inaan dhiirrigelinno madax-bannaani dhaqaale iyo horumarin xirfadeed.